Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on June 02, 2017, 10:47:17 AM

Title: Su'aal: Markaan hurdayo horey kama seexdo?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on June 02, 2017, 10:47:17 AM
Dr, Asc ugu horreyn, waan kaaga mahad celinayaa sida  naxariista badan aad noo caawisid mar walba.
ilaah hakaa abaalmariyo.

Dr su'ashaydu haddii aan u gudbo, markaan hurdayo horey kama seexdo ilaaa aan soo xisaaabo wixi aan soo maray maalintaas oo ficil ah sameey. tankale dabeecadaasi weligay ban ahaa tusaale:
waxan seexday 9:00pm habeenimo waxa lagayaaba in aan ku garo 4:00pm . markaan is iraahdo bal halkaan ku jooji oo nafteyda ku canaanto waxan arkayaa indhal'ah anigo bartiga uga jiro barnaamijka.
waxa kaloo jira markan saas u fakiraya waxii maskaxda iiga jiray baan arkayaa mowluuc hor leh sidaas u sii muhiimsanayn ban iska dabadhigtaa kabacdi dib ayan usoo kala wareegaya kii awal oo ii ahaa muhiimada lahaa ban u solabta kadib waxa dhacdaa in uu iga yara qasmo yacni ilaawo kadib , waxan kasoo bilaabayaa min awal ilaa an ku keeno mesha xasusta ii jogtay islamarkas warka ii maraay.


intas kadib , waxan is arkaa anigooo hurdo la dhacay yacni madareemayo xiliga jirkayga itusayo in hurdaysanahay . lkn hadii aan daalanahay waxas majiraan in maskaxda kusoo celceliyo dr bal ila arag warkaan ma dadka dhan mise aniga ii gaar?

Ramadan kariim
Title: Re: Su'aal: Markaan hurdayo horey kama seexdo?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2018, 07:55:28 PM
In hurdada ay kaa soo dhici wayso oo maskaxdaadu mashquul noqonayso waa qeyb ka mid ah hurdo la'aanta, akhriso qoraalkaan, raacne talooyinka ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0)
Title: Re: Su'aal: Markaan hurdayo horey kama seexdo?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 10, 2018, 10:03:34 PM
Jzkllh, wan grty jawaabtada adna ilaah haku xafido adduun iyo aakhiro.