Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuldan on January 07, 2018, 08:43:12 PM

Title: Su'aal: Xiriirka ka dhaxeeya wadnaha iyo maskaxda?
Post by: Zuldan on January 07, 2018, 08:43:12 PM
Asc dhakhaatiirta Somali medical forum salaan ka dib waxaan dareema marmarka qaar wel-wel iyo fakar badan markaasna waxaan dareema is badal maskaxeed marka ma jiraa xiriir ka dhexeeya wadnaha Iyo maskaxda.

 
Title: Re: Su'aal: Xiriirka ka dhaxeeya wadnaha iyo maskaxda?
Post by: SomaliDoc on December 07, 2018, 12:07:49 AM
Jirka bini'aadanka oo idil wuu isla shaqeeyaa wuuna isku xiran yahay, midda kale welwelka iyo fakarka badan wuu saameeyaa wadnaha iyo maskaxda labadaba, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan welwelka iyo fakarka badan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0)