Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuldan on January 08, 2018, 10:51:08 PM

Title: Su'aal: Faa'idooyinka Kareemka loo yaqaan shaving creams?
Post by: Zuldan on January 08, 2018, 10:51:08 PM
Asc dhakhaatiirta Somali medical forum salaan ka dib waxaan arkey tima jarayaasha qaar markay waji dhaq kuu sameynayaan  (face wash) waxa ay wajiga kuu marinayaan kareem loo yaqaan shaving cream magaciisana la yiraahdo (CAOLA) marka wax faa'ida ah ama khasaare ma u leeyihiin wajiga.
Title: Re: kareems loo yaqaan shaving creams wax faa'ida ah ma u leeyihiin quruxda wajiga
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 09, 2018, 06:11:50 PM
Fadlan, akhriso link-ga hoos kaaga muuqda,
Hada kahor dhakhtarka ka hadlay, bal ku indha-macayso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0)
Title: Re: kareems loo yaqaan shaving creams wax faa'ida ah ma u leeyihiin quruxda wajiga
Post by: Zuldan on January 09, 2018, 08:33:31 PM
Faahfaahin dheeraad ah baan dhakhaatiirta ka
 codsanayaa