Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuabdirahman on January 11, 2018, 04:38:23 PM

Title: Su'aal: 15 sano jir oo ilaa iminka hadlin?
Post by: Abuabdirahman on January 11, 2018, 04:38:23 PM
Dr waxa jira wiil aanu walaalo nahay da'diisu waa 15 sano ilaa yaraantiisi ilaa iminka mahadlin ,wax hadal ah oo kasoo baxayaa majiro aan ahayn "aa aa" gunuus uun  maskaxdiisu waa caadi waxad udirtid wuu soo qabanayaa,dhagihiisuna waa caadi waxkasta wuu maqlayaa .dhakhaatiir badan oo wadanka ah ayaanu ugaynay wali wax xanuuna kumay sheegin dawooyin neerfaha ah ayay usoo qoreen walina wax isbadala kuma hayso .dr maxa sababi kara? Jasakalah.
Title: Re: Su'aal: 15 sano jir oo ilaa iminka hadlin?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 12:08:07 AM
Waxyaabaha keeno hadal la'aanta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1661.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1661.0)