Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raanow on January 12, 2018, 10:19:07 PM

Title: Su'aal: Xaaskayga 6 bilood kilyahaa laga haayaa?
Post by: Raanow on January 12, 2018, 10:19:07 PM
Asc. Dr. Salaan ka dib xaaskayga ayaa muddo 6 bilood loo dhaqaa kilyaha waana qof da'deedu tahay 29 jir computer kii la saaray wax uu sheegay in uu kilyihii yaraadeen Dr. Kilyaha mayaraadaan ? Maxaa talo isiin kartaa?
Title: Re: Su'aal: Xaaskayga muddo 6 bilood waxaa laga dhaqaa kilyaha?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 08:31:36 PM
Kilyaha haddii ah howlgabaan oo shaqada joojiyaan way shuuqaan, cabbirkooduna wuu yaraadaa, waana cillad loo yaqaano "Renal atrophy" taasi macnaheedu waa in rajo laga qabin in kilyaha dib u soo noqdaa, xalkuna waa in dhaqista la joogteeyo ama in killi kale loo galiyo.

Allaha caafiyo xaaskaaga.