Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sharmake macalin on July 21, 2018, 05:45:33 AM
-
Dr subixii markaan soo tooso ama galabtii ama markaan cabaar meel iska jiifsado ayaan waxaan aadmoodaa in dhimbil dab ah la iga saaray calaacasha lugaha cagta hoose meesha jilicsan markaan cabaar socdana way iga baa ba aysaa.
Badanaa waxaan u baahanayaa in aan meel kaabada ama meel soo taagan ku qabto si xanuunku iiga ba'o
Thnks dr
-
Meesha ku danqanayso haddii ciribta ay ku aadan tahay waxaa laga yaabaa inay ku hayso cilladda cirib-fiiqa ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0)