Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on July 29, 2018, 08:25:20 AM

Title: Su'aal: Estrogen vs Testosterone?
Post by: Ahmed_Carab on July 29, 2018, 08:25:20 AM
Asc .. waxaan rabaa in la ii faafaahiyo waxey kala yihiin labadaan hormone ee kala ah estrogen iyo testosteron, iyo weliba waxey u xilsaaran yihiin.
Title: Re: Su'aal: Estrogen vs Testosterone?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2019, 01:46:32 PM
Estrogen waxaa loo yaqaanaa "hormoonka dumarka", Testosterone-kane waa "hormoonka ragga", taasi macnaheedu maahan in ay u kala gaar yihiin, rag iyo dumarba waa laga helaa labadaan hormoon laakiin mid walba jinsiga loogu magac daray ayuu ku badan yahay, howlo badanne u qabtaa. wixii faahfaahin dheeraad ah ka akhriso link-yadaan hoose:

1- Estrogen: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6450.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6450.0)
2- Testosterone: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5810.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5810.0)