Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaka14 on July 11, 2016, 04:35:08 AM

Title: Su'aal: Guska dhuuban?
Post by: Shaka14 on July 11, 2016, 04:35:08 AM
S/c dhamaan dhakhaatiirta somaliyeed
Meel kastoo aad joogtan waa mahadsantihiin.
Suaal ayaa qabaa oo ah marka aan gabar shukaansanayo waxaa guskeyga ka yimaado biyo cad oo bilaa midab ah oo dhareer loo maleeyo weliba waa  aniga oo aan kacsan fadlan iga jaahil bixiya.
Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Guska dhuuban?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:24:00 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0)