Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yaasir Yare on March 08, 2016, 10:08:06 AM

Title: SU'AAL: NABARO DHUUXA IGA GADHAY OO CAD CADAAN IGAGA TAGAY?
Post by: Yaasir Yare on March 08, 2016, 10:08:06 AM
asc dictor waxaan ahay mid kamida bulshada kuxidhan boga aad uga faa'iidaysan dadka adiga iyo inta kula shaqaysana ilaahay ha idinka abaalmariyo waxaan arkaa inaad hawl wayn uhaysaan bulshada somaliyeed ee tamarta daran.su'aal ban qaba dactor wana tan.

S- dictor ani waxaan ahay wiil dhalinyara ah hadaan 21 jirsaday waxaan ciyaari jiray kubada cagta walow aan hada iska joojiyay mudo 4sanno dhibta ihaysata waxa weeye markaan kubada ciyaari jiray dhuuxyada baa namaro iga sogadheen nabaradii waxay noqdeen melo cad cad walina sidii bay ii cadcad yihiin jidhkii midabkiisi kuma soo noqon wakhtiga kaso wareegtayna waa ilaa 6-5 sano markaa maxaad isledahay ba sababaya in dhuxa midabkisi kuso noqon waayo maxaan se kudawayn kara wax xanuun ahna iguma hayso balse dhuuxa cad cad anoo dhalin yara ah baa dhib igu haysa

WAXAAN AAD UDANAYNAYA INAAD SU'AASHA IGA SO JAWAABTO DICTOR MAHADSANID.
Title: Re: SU'AAL: NABARO DHUUXA IGA GADHAY OO CAD CADAAN IGAGA TAGAY?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:53:06 AM
Maxaad ula jeedaa dhuuxa? Maxaayeelay dhuuxa waa wax ku jiro lafta gudaheeda mana ahan wax indhaha lagu arki karo, mana ahan wax aad dareemi kartid inay wax gaareen?
Fadlan tilmaan sida laguu haayo adigoo faahfaahin ka bixiyo.