Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khalifyare19 on March 08, 2016, 12:53:19 PM

Title: Su'aal: Waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada?
Post by: Khalifyare19 on March 08, 2016, 12:53:19 PM
Waxaad iga caawisaan waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada ama wax biyaha ragga shabaha oo iga yimaada markaan kaadiyo kadib waxaan isku arkaa inta badan markaan saxaroodo anigoo kadibna dareema xanuun dhanka kaadi haysta ah iyo culaab iga soo fuusha markay yimaadan kadib.
Waadna mahad santihiin dhamaan bahda somalidoc.com  fariin tan hide halaga dhigo
Title: Re: Su'aal: Waxaan mararka qaar isku arkaa dhacaan iga yimaada?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:55:01 AM
Fadlan jawaabta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)