Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hafido on March 29, 2016, 09:05:09 AM

Title: Su'aal: Fanaxda ilka oo lasamayso?
Post by: Hafido on March 29, 2016, 09:05:09 AM
ASC Somali.Doc wan idin salamay Salan kadib waxa dhacdo mararka qaaar in fanax gacan kusamays ah lasameeysto maxay saamayn ah ayay kuleedahay ilkaha dhanka caafimaaadka?

Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Fanaxda ilka oo lasamayso?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 12:17:31 PM
Saamayn kuma lahan, haddi aysan ilkuhu daciif ahayn ama qofka kaalsiyamka ku yar tahay, waxay u horseedi kartaa ilko burbur.
Markii fanaxda la samaynayo waxaa kaloo suura gal ah in ciridku dhibaato gaarto.