Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alkaraar on May 13, 2015, 09:18:12 AM

Title: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: Alkaraar on May 13, 2015, 09:18:12 AM
WALAALAHA MULIMIINTA AH WAXAAN KA CODSANAYAA HADII AY GARANAYAAN GAYIGA SOOMAALIDA DHAKHTAR ENT AH AMA DHAGAHA KHAAS U AH MEEL UU KU YAALLO IN AY TILMAAMAAN   MAHADSANIDIIN
Title: Re: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: SomaliDoc on May 16, 2015, 05:23:28 PM
Fadlan noo sheeg meesha aad dagan tahay iyo magaalada kuu dhow.
Title: Re: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: Alkaraar on May 19, 2015, 02:17:24 PM
waxaan dagganahay magaalada jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka soomaalida itoobiya.
Title: Re: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2015, 03:14:43 PM
Jigjiga, kama garanayo takhtar E.N.T ah ee halkee ayaad u aadi kartaa takhtar?,
Halkee ayaa kuu sahlan Addis Ababa ama Hargeisa/Borama?
Title: Re: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: Alkaraar on August 04, 2015, 02:26:18 PM
walaal addis ababa ayaan aadi karaa marka halkeen ugu hagaagaa dhakhtarkaasi ciwaankiisa ma i siin kartaa wll KHAYR ALLAHA KU SIIYO CAAWINTA AAD I CAAWINAYSANA
Title: Re: SU'AAL: DHAKHTAR ENT AH MA II TILMAAMI KARTAAN?
Post by: Admin on August 05, 2015, 12:35:36 PM
Takhtarkaan la xiriir:

Dr. Es-hak Bedri, MD., ENT-Surgeon,
Onthorio clinic:
Tel:  0118502473
Mobile: 0911203930