Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abubakar ali on February 15, 2016, 12:30:24 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena shik shigitaanka??
Post by: Abubakar ali on February 15, 2016, 12:30:24 AM
Su.aal maxaa keena shik shigitaanka? Iyo cabsi buuxda ah xiliga aad shik shigeesid
Sideena la iskaga daween karaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena shik shigitaanka??
Post by: SomaliDoc on February 18, 2016, 01:55:24 PM
Akhriso qoraal aan uga hadalnay cillada shikshiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3222.0.html)
Title: Re: Su'aal:sideen iska deyn karaa shik shiga ?
Post by: Abubakar ali on February 19, 2016, 01:46:12 AM
Mahadsanid  dhaqtar lkn sideen iska joojin karaa shig shiga
Ama aan uga fcnaan karaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena shik shigitaanka??
Post by: SomaliDoc on February 25, 2016, 01:12:18 PM
Sida ku xusan qoraalka kore ee aan kuu tilmaamay, ma jirto daawo shigshigga loogu talagalay, hadduu qofka yar yahay, shigshigga waa la sixi karaa iyadoo alal kaashanayo qof aqoon u leh hadalka iyo hadlidda, laakiin hadduu qofka ku waynaado way dhib badan tahay.