Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman75 on July 30, 2016, 03:50:24 PM

Title: Su'aal: ii soo faah faahiya waxa uu yahay Panic attack?
Post by: Abdirahman75 on July 30, 2016, 03:50:24 PM
Asc' bahda Somalidoc salaan kaddib waxaan idinka codsanaa inaad ii soo faah faahisaan waxa uu yahay Panic attack iyo calaamadaha qofka uu qabto.
mahadsanid Dhakhtar
Title: Re: Su'aal: ii soo faah faahiya waxa uu yahay Panic attack?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:05:13 PM
Faahfaahinta cillada argagaxa ee loo yaqaano "Panic Attack" ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0)