Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on April 08, 2016, 06:56:43 AM

Title: Su'aal: Waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N?
Post by: Umu caaisha on April 08, 2016, 06:56:43 AM
Dr waan kind salamay salanta islamka Asc salaan kadib dr sure. Aasheeda wexey tahay. .waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N  hada waan dhameestay caadada soo daahday awgeed. Marka haduu dhiiga igu dhaco oon daahirsado rajo uur inaan qaado haduu Alle i waafajiyo ma yeelan Kara .mise intu igu dhicin dhiiga uur ma imaan Kara. ...so. aasha labaad .ilmaha qaar Marka uurkoda leeyhy wexee iga galaan lugta midig oo socod waan gabaa dr aan u tagay computer u isaaray wuxu igu yiri ilmaha seed ee kaa heystaan wax iga sheeg adoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2016, 01:27:21 PM
Uurka waxaa heli doontaa insha'llah markaa caadada hesho ka dib.
Su'aasha labaad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0)