Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Gulied on April 21, 2016, 11:35:02 AM

Title: Su'aal: Kaadi Raagaysa?
Post by: Ahmed Gulied on April 21, 2016, 11:35:02 AM
asc doctor waan ku salaamay adiga iyo bahda caafimaadkaba salaan kadib doctor waxa jirta dhibaato yar taasoo ah kaadida oo iga qaadata wakhti badan mana aha kaadi badnaan awgeed laakiin kaadida ayaa marba inyar iga imaanaysa Oo hadana joogsanaysa waxaa intaas dheer markaan kaco een dharka xidho ayaa hadana inyaroo kale iga imaanaysaa markaa doctor ma i caawin kartaa?.
mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Kaadi Raagaysa?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:27:54 PM
Kaadida oo kugu hakato waxaa keeni karo waxyaabo dhowr ah waxaa ugu caansan infekshanka kaadida iyo cilladaha qanjirka borostaatada.
Akhriso dhibaatooyinka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)
Akhriso caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)