Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhia123 on August 03, 2016, 02:22:17 AM

Title: Su'aal: Hurdo oo indhaha gaduud i noqdeeyn?
Post by: Farhia123 on August 03, 2016, 02:22:17 AM
Asc walaal waxaan isku argay aniga oo hurdo oo indhaha gaduud i noqdeeyn cun cun iyo bal bal oo hurdi waayey markaan soo kacay caadi beey noqdeen wax Yar ka dib marka maxeey noqon kartaa thanks
Title: Re: Su'aal: Hurdo oo indhaha gaduud i noqdeeyn?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:36:32 PM
Waxaa laga yaabaa in wax ay kaa galeen ama kaa taabteen oo sidaa allergy ku qaaday, waa haddii aad hal mar isku aragtay laakiin haddii ay joogto kuu tahay arintaan fadlan al xiriri dhakhtar indhaha ku takhasusay.