Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikayf Cade Cade on January 21, 2017, 03:14:14 PM

Title: Su'aal: Muxuu taraa kaniiniga Isotretinoin?
Post by: Abdikayf Cade Cade on January 21, 2017, 03:14:14 PM
Isotretnoin kaniinigan maxu taraaa
Title: Re: Su'aal: Muxuu taraa kaniiniga Isotretinoin?
Post by: SomaliDoc on April 26, 2017, 11:40:27 AM
Waa daawo ka mid ah daawooyinka loo adeegsado findoobka nuuca daran, badanaa muddada la qaato waa inta u dhaxayso 16 illaa 20 usbuuc, daawada waxaa laga sameeyaa wax ka mid ah Vitamin A-ga. Wixii intaa ka badan oo faahfaahin ah la xiriir dhakhtarkaaga.