Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liza on October 01, 2017, 01:52:23 AM

Title: Su'aal: Maxaa sababa in caadada waqtigeedi hor u dhaafto?
Post by: Liza on October 01, 2017, 01:52:23 AM
Asc walaal waxaan qaba su'aal ku saabsan caadada dhibta aan qabo ayaa ah caadada oo waqtigeeda dheeraday 3 usbuuc iyo maalmo ayaa si maraysa markaygi hore normal bay i ahayd nusqaan iyo siyaado midna maqabin. Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa in caadada waqtigeedi hor u dhaafto?
Post by: CilmiSabca on October 01, 2017, 10:04:22 PM
Halkaan ka akhriso jawaabtaada:-
Ilaa aad qoraalka ka dhameysid akhriso .
Guji link-gan:-
http://bit.ly/2x8ptRu (http://bit.ly/2x8ptRu)