Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samaara on July 04, 2019, 11:22:54 PM

Title: Su'aal: Kaniiniga Gliptus plus 50/1000?
Post by: Samaara on July 04, 2019, 11:22:54 PM
asc digtore waxan raba inan su all ku weediyo hooyadey ayaa mar dhaw sokor lagu sheegay wexey la xariirtay dhaqtar wuxu ushegay iney sokor qabto deedana wuxu u qoray dhaqtatkii daawada sokorta loo isticmaalo oo ay ka mid yihin cirbada laga qaato muruqa caloosha iyo kaniini magacisa yahay gliptus plus oo 1050mg ah marka Dr su aasha aan qaba wexey tahay qof hada dhaw sokor lagu shegay ma usticmaali karaa kaniin 1050mg ah.?