Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: InaNuur on July 16, 2019, 08:45:10 PM

Title: Su'aal: Ilkaha caruurta u dhacaan?
Post by: InaNuur on July 16, 2019, 08:45:10 PM
Asc dr ii waran sidee rahay xaalada
Waxaa rabaa in la iga siiyo faah faahin arrin ku saabsan gabar yroo dhalay ayaa ilkaha dhoolasha midka bidix baan ka riday muddo 3 bilood ka hor ah kadib waxaa ka dhacay oo aan ka riday labada mici oo hoose labada ilig ee u dhexeyso kii dhoolka sare ahaay weli uma soo bixin laakiin fiiq yar ayaa ka muuqdo laakiin masoo bixin weli
Marka talo iga siiya insha alaah