Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed143 on January 01, 2016, 08:53:45 PM

Title: Su'aal: Habeenkii afka ayaan ka neefsadaa sanka wuu ii cabburmayaa?
Post by: Axmed143 on January 01, 2016, 08:53:45 PM
asc waan idiin salaamay sln kadib walal waxaan idiin ka codsanayaa dhib ayaa i haysto oo ah labo mid mid waa khuurada habeenkii ah afka ayaan ka neefsadaa sanka wuu ii cabburmayaa midda kale sideydaba inta badan afka aya ka neefsadaa mar mar dhif ah ayan sanka ka neefsadaa haddii aan cabbur dareemana afka ayaan ka neefsadaa maxaa igu talin leheyd dadka qaarkiis waxay i dheheen sanka qaliin ha lagaa sameeyo ani waan cabsadaa waayo hadhow wax kasto ayaa dhici karo haddii qaliin laygu sameeyo waxaan ka cabsadaa inuu sidiisaba dareenka urka iyo carafta inuu iga tago mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Habeenkii afka ayaan ka neefsadaa sanka wuu ii cabburmayaa?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 04:57:28 PM
Inta aanan qalliin lagugu samayn marka hore hala ogaado in sanka uu hilib kaaga yaallo ama uu ciriiri yahay ama aad qabtid caabuq sanqada ah.
Fadlan la xiriir dhakhtar E.N.T ah.