Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mooham Hassan on December 28, 2016, 02:53:39 PM

Title: Su'aal: Qoraxda indhaha ayay iga dhibee?
Post by: Mooham Hassan on December 28, 2016, 02:53:39 PM
Asc waxan ka xanuunsanahaye dhanka indhaha ma arki karo qoraxda oo waa I dhibeee marke Hadii aan Garaado gashto maxey iga dhibee
Title: Re: Su'aal: Qoraxda indhaha ayay iga dhibee?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2017, 08:11:53 PM
Cilladaan waxaa loo yaqaanaa "Photophobia", waa dadka qaarkood oo dhibsado ileyska cadceedda, horay ayaan arintaan u faahfaahinay ee ka akhriso waxyaabaha keeno qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7522.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7522.0)