Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anassm on May 12, 2017, 11:05:32 PM

Title: Su'aal: Waa maxay ( white heads ) ?
Post by: Anassm on May 12, 2017, 11:05:32 PM
Asc waxan qaba suashan oo afka qalad
Lagu yirahdo  white heads
1: maxay tahay ?
2: maxa keena?
3: maxa udaawa ah ?
Waxan rajena inad fahanten suasheyda oo adka iga jawabi dontan insha Allah,

Wadna Ku mahad santihin howsha ad bulshada uheysan.. :)
Title: Re: Su'aal: Waa maxay ( white heads ) ?
Post by: SomaliDoc on October 12, 2017, 03:18:07 PM
Jawaabaha ku saabsan "White heads" iyo waxa uu kaga duwan yahay "Black heads" ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)