Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on October 14, 2022, 02:55:08 PM

Title: Qoraxda oo aad ii dhibta
Post by: Gantaal on October 14, 2022, 02:55:08 PM
Asc doctor waxaan ka caban hayaa qoraxda oo igubta dadka si ayna u dareemaynin dhidhidna ma yeesho maxaa keenaa arinksas Jizzallahu khayr