Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Warsame11 on February 23, 2023, 09:27:49 PM

Title: Su.aal
Post by: Warsame11 on February 23, 2023, 09:27:49 PM
Waxa jirta in xaaska labada kilkil ay kasoo baxday wax buuran oo la moodo fiix hadaba markii ay dhaqtar tagtay ee baadhitaan loo sameeyay waxa la yidhi waxani maaha fiix iyo xanuun kale toona ee waa naas ilaahay meesha ka soo saaray wax xanuun ahna kuma hayo wuxuna u muuqdaa in uu sii waynaanayo
MAXAA SABaba DR
Title: Re: Su.aal
Post by: Milica_soomali on March 29, 2023, 09:11:05 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)