Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabduqaadirsomali on August 31, 2017, 08:04:40 PM

Title: Su'aal: Daaweynta buufka caruurta?
Post by: Cabduqaadirsomali on August 31, 2017, 08:04:40 PM
Asc Dre
Waxaa jiro ilmaha qaar oo buufkooda uu weyn yahay dadka waxey dhahaan cunuga asaga aya soo riixay (iix) Dre waxan rabaa maxaa keena inuu buufka soo weynaado? Maxaana lagu daabeeyaa?
Title: Re: daaweynta buufka caruurta
Post by: CilmiSabca on August 31, 2017, 10:34:59 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
http://bitly.com/2xa7l8g (http://bitly.com/2xa7l8g)