Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raanow on April 27, 2015, 10:20:05 PM

Title: Su'aal: Karootada ama daba-casta indhaha faa'ido ma u leedahay?
Post by: Raanow on April 27, 2015, 10:20:05 PM
karootada ama daba-casta indhaha faa'ido ma u leedahay
Title: Re: Su'aal: Karootada ama daba-casta indhaha faa'ido ma u leedahay?
Post by: SomaliDoc on May 02, 2015, 11:41:22 AM
(http://somalidoc.com/Topics/karooto.png)

Karootadu waxay ka mid tahay cunnooyinka ay soomaalidu taqaano, lagana helo dhulkooda, karootadu waxay leedahay faa'idooyin badan oo aan ahayn kaliya in aragga ay wax u tarto, waxaan halkaan ku soo koobayaa dhowr cudur oo karootada ka hortag ahaan loogu qaato:

Waxay karootadu waxtarkeedu badan tahay inta aan la karin, sideeda ayaa loo cuni karaa ama waa la shiidan karaa oo cabitaan ahaan ayaa loo cabaa.

Akhriso Faa'idada Qumbaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6702.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6702.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)