Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamediiriye86 on May 25, 2019, 09:53:50 PM

Title: Su'aal: Saamaynta galmada is xigxigta?
Post by: Maxamediiriye86 on May 25, 2019, 09:53:50 PM
Asc dr  waxaan suaal iga ah   in galamada is xigxigta ee qofka raga ah sameeyo in ay isbedal ku  yimaado  xaga  tayada iyo tirada  shahwada ama biyah raga  tusaale  haddii ninku uusan sameyn wax  galmo ah In mudo ah  mahsanid somdoc sida aad nooga haqabtirtiid baahid  caafimad ee aad noo soo gudbisida jzka laah