Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahamed bacarje on May 19, 2018, 06:54:11 PM

Title: Su'aal: Cunto kala jaan ah iyo daaco qurun?
Post by: Mahamed bacarje on May 19, 2018, 06:54:11 PM
Asc somalidoc marka labaad mxaa sababa inmarka aad cunto cuno kla jaad ah aad daaco qudhuntid ???
Title: Re: Su'aal: Cunto kala jaan ah iyo daaco qurun?
Post by: SomaliDoc on December 26, 2018, 09:45:15 PM
Cunto kala jaan ah markaad cuntid, waxay dadka qaar u keenaa dheefshiid xumo weliba habeenkii haddii la cuno kadibne waxaad isku arki kartaa daaco qurun, faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3218.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3218.0)