Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on August 15, 2009, 06:18:42 PM

Title: Su'aal: maxaa sare loogu qaadaa good cholestrolka?
Post by: Saiid6666 on August 15, 2009, 06:18:42 PM
                                              salaamu alaykum ...
waad ku mahad santihiin walaalayaal sida aad nooga jawaabtaan run ahaantii suaalaha aan u wayno cid nooga jawaabta waliba noogu samaysaan af-somali .
walaalayaal waxaan idin waydiinayaa cholestrolka qaybtiisa wanaagsan hadii ay hoos u dhac samayso maxaa sare loogu qaadaa maxayse dhibaato keentaa please full information iga soo siiya waxaanse qabaa dry skin lug maku yeelan kartaa.
salaamu calaykum ...
Title: Re: Su'aal: maxaa sare loogu qaadaa good cholestrolka?
Post by: SomaliDoc on August 26, 2009, 02:07:35 PM
Inkastoo su'aasha ay ku habboon tahay sidee Kolestaroolka xun hoos ugu dhigaa?
Waxaadna jawaabta ka helaysaa qoraalkaan ku saabsan cholerstrol-ka?

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html)

Mahadsanid