Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on July 22, 2016, 08:45:02 PM

Title: Su'aal: Waxaa loo yaqaano jayna solti?
Post by: Gantaal on July 22, 2016, 08:45:02 PM
Asc walal idin su aalayaa waxa loo yaqaano jayna solti maxay dhib ama dheef uleedahay  caafimaadka  waa shay loo isticmaalo isbaas ahaan oo contada macaaneyo  mahad sanidiin
Title: Re: Su'aal: Waxaa loo yaqaano jayna solti?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 07:13:05 PM
Fadlan haddii magac kale u taqaanid noo soo sheeg, weli ma fahmin magaca " jayna solti"