Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sukayna on April 26, 2020, 06:47:43 PM
-
asc dr ..
salaan kadib dr waxaan ku waydinayaa . luga qalooca ama bow legs ka mala toosin karaa iyadoon wax qaliina lagu samayn . jimicsi lagu toosiyo miyaa jira ama suun lagu xiro lugaha oo toosinaya . belt legs .
wa 25 jir ku dhashay bow legska wax xalla maleeyahy dr .
MAHADSANID :-