Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamud Farah on May 02, 2011, 10:37:58 AM
-
Dr: Mahdi waxaan doonayaa in la ii soo sheego/faahfaahiyo cudurka kalamisada "Pre-eclamsia" waxa sababo iyo daawadiisa. mahadsaid
-
Walaal jawaabta su'aashaada halkaan ka aqriso:
Dhiig karka Uurku Keeno /(Pre-eclampsia)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1462.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1462.0.html)