Somali Medical Forums

Administration Panel => Requests & Recommendations => Topic started by: CilmiSabca on September 15, 2011, 02:00:32 PM

Title: Sideen dib ugu habeynaa new topic-yada?
Post by: CilmiSabca on September 15, 2011, 02:00:32 PM
Asc. Sln ka dib. Waxa jirta in kolka aan new topic qorno aan kolkol aragno qoraalkii oo isku soo dhex noqnoqday, gaar ahaan dhanka hoose ee qoraalka. Haddaba, waxanu doonayaa in la ii fududeeyo sida aan review ugu sameyn karo ama aan modify ugu celin karo ka hor inta aanan post gareyn. Tusaale marka aan qoro oo aan diro ka dib waxan arkaa qoraalkii oo isku milmay, taas oo aanan u bogin. Marka qeybta farsamada ee webka arrintaan ha naga xaliso ama ha inoo sheegaan habka aan profile-ka yaga uga furdaamin karno maadaama aan isticmaaleyno Mobile phones. Aniga xitaa kalareynta farta way ii socon weysay, haddaba mobilelada ma lagu istimaali karaa qurxinta qoraalada loo diraayo webka somalidoc.com ee ay xubnuhu isticmaalayaan? Anigu waxaan ku dadaalay inuu qoraalkeygu qurux badnaado hase ahaatee modify ayaan waayey. Fadlan gacan iga siiya arrintan. Waad mahadsan tihiin. Aqyaarta xubnaha ah, hadday xalkaas hayaan please you are welcome. Thanks to every1
Title: Re: Sideen dib ugu habeynaa new topic-yada?
Post by: Hassan Bile on September 17, 2011, 08:17:56 AM
mobile fiican oo shaashad weyn isticmaal ama computer, sababtoo shaashada mobile oo yar awgeed waxaa dhici karta in uusan qoraalka buuxin karin shaashada