Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daahiye on April 08, 2016, 11:56:06 AM

Title: Su'aal: Qof qaba cudurka qaaxada haduu sameyo galmo?
Post by: Daahiye on April 08, 2016, 11:56:06 AM
Drka ad baan u salamaya salanta  islaamka asc wr wb salan kadib waxan rabay in laiga jahil bixiyo labo suallod oo an wato kuwaaso kala ah 
1) qof qaba cudurka qaxada ama TB oo isticmalayo dawada TB haduu sameyo galmo wax dhibaato ah ma,u keneysa cafimadKisa ?   suasha labaad
2) suasheyda labadna waxa weyan  dad waxa jiro eynan qabaneynin jidhkoda xadhiga korantada ama electric wireka wmaxay sababtu eynan u qabanenynin jidhkoda ?     

Aad baad u mahadsantihin
Title: Re: Su'aal: Qof qaba cudurka qaaxada haduu sameyo galmo?
Post by: SomaliDoc on April 14, 2016, 01:44:12 PM
Jawaabta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6322.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6322.0)