Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr baddal on March 23, 2011, 06:07:05 PM

Title: Su'aal: Dhidid xad dhaaf ah oo ka socda sacabada?
Post by: Dr baddal on March 23, 2011, 06:07:05 PM
Asc Somali doctors, after salaan:
 
Waxaan ahay walaalayaal arday heer jaamacadeed ah, waxaan dhib badan kala kulmay dhibaatta badane iigu haya dhidid xad dhaaf ah oo ka socda gacmahay(palms) gara ahaan sacabada, Wax ma ka soo jeedin kari oo presentation-ka  ayaa dhib iigu ah, buuga aqriskiise ayaa dhib iigu ah, o qoriida ayaa dhib iigu ah illen warqaddii aan wax ku qoraaye ayaaba qoyeeysa oo go'go'eeysa, mostaly waa xiili walba, gacmaha waxaa soo raaca cagaha ama lugaha qeeybtooda hoose(feet), iyo kililaha (armpit), lkn ayaga sidii gacata oo kale uma badna , dhib sidaa ahna iiguma hayaan, marka adinkoo aad u mahadsan walaalayaal  bal talo ii siiiye mid caafimaad ama mid kale kalaba.
waad mahadsantihiin.
Title: Re: Su'aal: Dhidid xad dhaaf ah oo ka socda sacabada?
Post by: SomaliDoc on March 24, 2011, 05:26:04 PM
Su'aashaan horay ayaa looga jawaabay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html)