Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on August 23, 2019, 08:48:31 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Rectal prolapse?
Post by: A/qadir Abdi on August 23, 2019, 08:48:31 PM
Asc dhakhaatiirta
Waxan wareega dabadayda ku leeyahay wax cad u eg oo so dhacsan oo markaan saxarada ufadhiyo aad u soo baxa. Markaan google ka baadhay wax a ugu dhow wuxuu noqday rectal prolapse markaa bal xanuunkaa isagaa inaad ii faahfaahisaan isla markaana waxa keena iyo sida loo daaweeyaba aad ii raacisaan ayaan jeclaan lahaa
Waad mahadsantihiin