Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Miraaf on September 17, 2017, 12:19:49 PM
-
Aad bay u mahadsanyihiin dhakhaatiirta maamusha boggan,
Waxaan jeclelahay inaan waydiiyo su'aal
Markaan furaashka aado saan u seexdo, waan ka daahaa hurdada weliba waqti dheer, cilladdan awal ma qabi jirin e, dhawaan baan isku arkay.
Waxaa lqga yaabaa inaan dulgalgasho furaashka saacad ama laba saacadood, fakar na ii raaco, arrintani maxay noqonkartaa?
-
Halkaan ka akhriso Hurdo La'aanta:
http://bit.ly/2wmuOnI (http://bit.ly/2wmuOnI)
Halkaan ka akhiriso Joodariyaasha Hurdada u fiican:
http://bit.ly/2wmwcXk (http://bit.ly/2wmwcXk)
Halkaanna ka akhriso waxyaabo kale oo keena huro xumada:
http://bit.ly/2wm9QWa (http://bit.ly/2wm9QWa)
FIIRO GAAR AH:
Qeyb walba linkiyada ku jira akhriso si aad xaaladdaada uga dhex heshid.