Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmedabdiok12 on October 25, 2017, 07:49:13 PM

Title: Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?
Post by: Ahmedabdiok12 on October 25, 2017, 07:49:13 PM
Asc dhaqtar keena  sharafta leh  waxaan rabay inaan ku weydiiyo su'aal
Cuntooyinkee ufiican caafimaadka indhaha maxaase sababo in indhaha cilad ku timaado
Siigada Maka mid tahay waxa waxyeeleeyo aragga indhaha
Title: Re: Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?
Post by: SomaliDoc on November 20, 2018, 08:21:07 PM
Video-gaan ayaan uga hadalnay cunnada aragga u fiican ee daawo:
https://www.youtube.com/watch?v=llEfvY94Pl4 (https://www.youtube.com/watch?v=llEfvY94Pl4)