Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuukar Xussen Ali on July 20, 2015, 08:41:40 PM

Title: Su'aal: Xiniinta midig way ka yartahay midda bidix?
Post by: Abuukar Xussen Ali on July 20, 2015, 08:41:40 PM
asc dhactarka waxaan rabay inaan ku weydiyo su aal ku saab san naniinta midig ayaa mudo kabad 8 sano ku dhowaad kan waxana iga dhacday jug marka wexey kayar tahay midda bidix wax xanuun ah igu ma heyso lakiin waxaan daremaa burtuq burtuqyo ah oo ku dhegan xaniinta afkeda hore halka eey xididadu kagalaan xaniinta dhaqtar midka kale waan guur sadat marka xaskeyga uur ayyey ii ledahay marka xaga dhalkamada ameey wax dhiba u kenee iyo weliba kelyaha
Title: Re: Su'aal: Xiniinta midig way ka yartahay midda bidix?
Post by: SomaliDoc on July 22, 2015, 03:13:01 PM
Xiniinta oo yaraato ama dhamaato waxay ka timaadaa dhaawac ama caabuq ku dhacay, xaniinta haddii ay shuuqdo way dhimataa sideedii horana badanaa kuma soo laabato.
Haddii ay xaaskaaga uur kuu leedahay waaba u jeedaa in aysan saamayn kugu lahayn, haddii qofka hal xiniin xitaa u fiyowdahay uur waa loo yeelan karaa, marka in aad ka welweshid ma ahan.