Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on September 25, 2016, 05:13:11 PM

Title: Su'aal: Qiimaha Caafimaad Ee Saliida Dhaga Yaraha Iyo Sida La Iskugu Daaweeyo?
Post by: Cabdicasiis on September 25, 2016, 05:13:11 PM
waad salaamantihiin dhakhatirta sharafta leh asc sln kadib sidee loogu daaweeyaa geedka dhaga yaraha Biyo baxa degdega ah
Title: Re: Su'aal: Qiimaha Caafimaad Ee Saliida Dhaga Yaraha Iyo Sida La Iskugu Daaweeyo?
Post by: SomaliDoc on October 20, 2016, 08:47:11 PM
Halkaan ka akhriso geed dhaga-yaraha faa'idooyinka nafaqeed iyo mida caafimaad uu xambaarsan yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5320.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5320.0)