Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asadyare on October 13, 2017, 11:15:36 AM

Title: Su'aal: Kaadida way i gubtaa?
Post by: Asadyare on October 13, 2017, 11:15:36 AM
Asc dhamaan dhaqatirta iyo aqristayaasha kadib salan dr waxaan isku arky kaadidayda waa igubtaa midibkeda waa yellow ur noc kala ahna way ledahy hadaba dr

maxaa keni karato inay kadida sidaa noqoto?

Hadan dhaqtar utagin samayn intee laeg ayay igu yelan dontaa?

Qatarkaloo cafimaadse maigu keni kartaa?

MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Kaadida way i gubtaa?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:36:48 AM
Kaadida oo ku gubto waxay tilmaan u tahay caabuq kaadi mareenka ah, haddii aadan daaweyn waxay keeni kartaa kilyaha oo shaqada joojiyo ama madhalaysnimo, fadlan akhriso qoraalkaan, raacne talooyinka ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)