Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maimunakhalif on February 21, 2016, 01:05:39 PM

Title: Su'aal: Waxaa i bararo indhaha hoostooda?
Post by: Maimunakhalif on February 21, 2016, 01:05:39 PM
Marka hore waad ku mahadsantihiin dadkii aas aasay pagekan waxaan wey diin lahaain suaashaan la iga jawabo waxaa ibararo indhaha hoostoodemarka qaarna guduud ayey inoqdaan marka waxaan raba jn laiga jahil bixiyo ma wax cudur ehaa aniga wax xanuun eh iguma hayso lkn wajiga ayey iga foolxumeyneysaa waxaan ahy gabar  da'a yar oo waxaan ku arki jiray dadka waayeelka .marka waxaan raba sida laisaga daaweeyo
Title: Re: Su'aal: Waxaa i bararo indhaha hoostooda?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 02:43:01 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5900.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5900.0.html)