Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on December 08, 2017, 10:24:00 AM

Title: Su'aal: Waxaa la iga qalay Varicocele?
Post by: m.mo141 on December 08, 2017, 10:24:00 AM
asc aadbaan idinkaga mahad celinayaa shaqada aad uheesaan umada soomaaliyeed waxaan rabay inaa idin weediiyo  Waxa qalin la igu sameeyay India bishi Augost 2017 Varicecole xiniinta Bidix , Marka waxan isku arkkay Markan Cabaar Fadhiyo Xiniinta Bidixa I xanuuneyso Maxay tahay Ciladaas ?
Title: Re: Su'aal: Waxaa la iga qalay Varicocele?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 08, 2017, 06:25:41 PM
Fadlan halkaan ka akhriso, Cudurka Vericicole ee la xariira xaniinta bidix, horey baa dhakhtarka uga hadlay. Waxii intaa faa'faahin dhaafsan ku soo dir qaybta su'alah.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456)