Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 17, 2018, 02:54:59 PM
-
Asc .. bacda salaam .. su'sheyda waxey tahay: muxuu yahay cudurka Aging Disease mise ??? ????????? caruurta keliya muu ku dhacaa mise dhalinyaradana waa ku dhici karaa?
Caruurta miyey cudurkasn ku dhashaan mise dib dambe ayay ka qaadaan?
Maxaa sababa cudurkaan?
Dhimasho ma sababi karaa?
Daaweeyn maleeyahay oo mala daweyn karaa?
Sideese lagu gartaa canuga uu hayo cudurkaan?; yacnii astaamaha
Sideese looga hortagi karaa?
Wabillaahi towfiiq.
-
Aging disease waxaa la dhahaa cudurrada badanaa ku dhaco waayeellada sida Lalleemada, Hilmaanka IWM.