91
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Wadno xanuunka?
« Last post by Abdalla143 on August 17, 2021, 04:41:10 AM »Asc SomaliDoc marka hore sida wacan aad bulshadiina ugu shaqenesan Alle SWC Ajar iyo xasanad ha idinka siiyo
Marka xigto waxa qaba su’aal fudud su’aashaash oo ah ..
Qofka marka ugu horeso uu dareemo Xabad xanun iyo gacanta oo kabuubiyoneso hadu islamarki dhaqtar tago wadnihiisa xal aan khaliin laheen maleeyahay oo daweyn caadi ah uu qaadan karo
Mahadsanidiin??