Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Atika on February 25, 2019, 10:40:39 AM
-
Asc dr waxaan kacawanaya qanjirada wana la iga saray kuwa tonsils ka waliba sabab an cadeyn walina wa ixanunayan o hergab yar hadu igu dhaco boog aye noqonayan qandho wadata barar wadata waxna kama.laqi karo plz tala iga sii sida ugu dhaw
Sido kale qanjir kasta o jirka aya ixxanunaya kala gosyada sido kale waxa la iga shegey thyroid asna dawadisa faida kuma hayo
Wixi allah ka fahansiye iga sheg dr
Mhdsnd
-
Walaal waxa lagaa saaray inay quumanka "Tonsils" yihiin iyo inay qanjiro "adenoid" yihiin inaad kala ogaatid marka hore ayaa muhiim ah, midda kale maadaama aad tiri qanjir kasta oo jirka ku jira ayaa i xanuunayo waxaad u baahan tahay baaritaan guud ee fadlan dhakhtar safiican kuu waraysto la xiriir. Allaha ku caafiyo.