Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Durdur on April 27, 2011, 06:54:14 PM

Title: Su'aal: maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan?
Post by: Durdur on April 27, 2011, 06:54:14 PM
ASC dhamaan waa salaaman tihiin walaalayaal salaan bacdigeed waxaa doonay inaa talo iga siisaan arrinkan. waxaa jirto maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan marna ay bararayaan marna iney dilaacayaan la moodo marka la isku soo laabo muxuu noqon karaa cudurkaan dhaktarkee takhasuskee ayaa loo tagi karaa bal talo iga soo siiya waa mahadsan tihiin
Title: Re: Su'aal: maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan?
Post by: SomaliDoc on April 30, 2011, 08:23:40 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2410.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2410.0.html)