Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on November 27, 2017, 08:57:32 AM
-
Salaanta islaamka kadib idinka oo mahadsan waxa aan isku arkay biyaha ayaa mudo iga habsaamaya ama aan igaba imanayn maxaa sababay maxaana xalla,?
Mahadsanid
-
Biyaha oo kaa soo daaho ama imaan waayo waa cillad ay isku arkaan ragga qaar, waxyaabo dhowr ah ayaana keeno ee ka akhriso link-gaan oo aan horay ugu faahfaahiyay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2157.0)